Product Carousel Tabs
Bestsellers
Laptops & Computers
Smartphones
Recently Viewed
Buuga Maana – Faay
Buug Maana-faay waa Horyaalka Sheeko-faneedda Soomaaliyeed
Maana-faay waa sheeko-faneed la qoray 1979. Iyadoo taxane maalinle ah ayay ku soo bixi jirtay Wargeyska Xiddigta Oktoobar, si aad ahna waa loo jeclaystay.
Waxaa qoray qoraaga caanka ah Dr Maxamed Daahir Afrax.
Kaddibna waxaa laga dhigay buug ah nooca sheeko dheer ama ‘qiso’ ama ‘novel’, qiyaastii 300 bog ah, waxaana Muqdisho lagu daabacay 1981. Waxaa xigay Sweden 1993 iyo Ingiriiska UK 1997. Waxaa hadda cusub daabacaddii 4aad oo lagu daabacay Ingiriiska 2018
Garanka Caloosha (Slim’n Lift )
waa garan hoos gashi ah oo ka samaysan plastic dhisaya jirka markaa xiratana waxaad ku yeeelaan muuqaal quruxbadan waxaana uu yareeyaa xayrta ama caloosha usagoo six back kuu samaynaya qiimaha= $7 Nala soo xiriir – Tell: 0906870070 Lanta hawada Bosaso Bari Puntland Somalia ama Muqdisho – degmada Hodan – isgoys sh. cali suufi Tell : 0613885188.
Nigis (underwear For Women)
Nigiska waxaa loogu talogalay in dharka laga hoos xidho Jir ayuu isku aruurinataa , waxaanu leeyahay noocyo badan oo kala duwan kuwaasi oo loogu talogalay dumarka in ay xirtaan si ay muqaal qurux badan u halaan. qiimaha= $7 , Nala soo xiriir – Tell: 0906870070 Lanta hawada Bosaso Bari Puntland Somalia ama Muqdisho – degmada Hodan – isgoys sh. cali suufi Tell : 0613885188.
sheelada ugaasada
Macaamisha sharafta leh waxaan idiin keenay sheeladihii u danbeeyey latest design ugaasada aad kahli kartid midabow kala duwan oo aad ku qancindoona qiimaha= $5 Nala soo xiriir – Tell: 0906870070 Lanta hawada Bosaso Bari Puntland Somalia ama Muqdisho – degmada Hodan – isgoys sh. cali suufi Tell : 0613885188.