Fast
Showing 1–15 of 26 results
-
-
-
Uncategorized
Buuga Maana – Faay
Buug Maana-faay waa Horyaalka Sheeko-faneedda Soomaaliyeed
Maana-faay waa sheeko-faneed la qoray 1979. Iyadoo taxane maalinle ah ayay ku soo bixi jirtay Wargeyska Xiddigta Oktoobar, si aad ahna waa loo jeclaystay.
Waxaa qoray qoraaga caanka ah Dr Maxamed Daahir Afrax.
Kaddibna waxaa laga dhigay buug ah nooca sheeko dheer ama ‘qiso’ ama ‘novel’, qiyaastii 300 bog ah, waxaana Muqdisho lagu daabacay 1981. Waxaa xigay Sweden 1993 iyo Ingiriiska UK 1997. Waxaa hadda cusub daabacaddii 4aad oo lagu daabacay Ingiriiska 2018SKU: n/a -
fitness
Garanka Caloosha (Slim’n Lift )
waa garan hoos gashi ah oo ka samaysan plastic dhisaya jirka markaa xiratana waxaad ku yeeelaan muuqaal quruxbadan waxaana uu yareeyaa xayrta ama caloosha usagoo six back kuu samaynaya qiimaha= $7 Nala soo xiriir – Tell: 0906870070 Lanta hawada Bosaso Bari Puntland Somalia ama Muqdisho – degmada Hodan – isgoys sh. cali suufi Tell : 0613885188.
SKU: n/a -
exercise equipment
Garanka Caloosha (Slim’n Lift )
Waa garan hoos gashi ah oo ka samaysan plastic dhisaya jirka markaa xiratana waxaad ku yeeelaan muuqaal quruxbadan waxaana uu yareeyaa xayrta ama caloosha usagoo six back kuu samaynaya qiimaha= $9 Nala soo xiriir – Tell: #PUNTLAND 0906870070 /#MUQDISHO 0613885188.
SKU: n/a -
Clothes, Women
Jaakad (zipper chest vest for women)
waa Jaakat Dumarka loogu talagalay hoos gashi ahaan oo ka samaysan plastic dhisaya jirka inta sare ilaa caloosha sidoo kale dhidid badan leh xiligajimicsiga aad samaynaysid.Nala soo xiriir – Tell: 0906870070 Lanta hawada Bosaso Bari Puntland Somalia ama Muqdisho – degmada Hodan – isgoys sh. cali suufi Tell : 0613885188.
SKU: n/a