Buuga Maana – Faay


Buug Maana-faay waa Horyaalka Sheeko-faneedda Soomaaliyeed
Maana-faay waa sheeko-faneed la qoray 1979. Iyadoo taxane maalinle ah ayay ku soo bixi jirtay Wargeyska Xiddigta Oktoobar, si aad ahna waa loo jeclaystay.
Waxaa qoray qoraaga caanka ah Dr Maxamed Daahir Afrax.
Kaddibna waxaa laga dhigay buug ah nooca sheeko dheer ama ‘qiso’ ama ‘novel’, qiyaastii 300 bog ah, waxaana Muqdisho lagu daabacay 1981. Waxaa xigay Sweden 1993 iyo Ingiriiska UK 1997. Waxaa hadda cusub daabacaddii 4aad oo lagu daabacay Ingiriiska 2018

$18.00

Report Abuse

Based on 0 reviews

0.0 overall
0
0
0
0
0

Be the first to review “Buuga Maana – Faay”

There are no reviews yet.

Vendor Information

  • Store Name: Hambalyo online shopping
  • Vendor: Ahmed Geesood
  • Address:
  • No ratings found yet!