Cabaayadihii dumarka
Cabaayadihii dumarka Qurux iyo Qiima ku qancinya Jumlo iyo Tafaariiqba
Nagala soo xiriri tel:0907798693 Ama 0613885188
$18.00
Report AbuseBased on 0 reviews
Be the first to review “Cabaayadihii dumarka”
Vendor Information
- Store Name: Hambalyo online shopping
- Vendor: Ahmed Geesood
- Address:
- No ratings found yet!
-
Shopping Center
Nigis (underwear For Women)
Nigiska waxaa loogu talogalay in dharka laga hoos xidho Jir ayuu isku aruurinataa , waxaanu leeyahay noocyo badan oo kala duwan kuwaasi oo loogu talogalay dumarka in ay xirtaan si ay muqaal qurux badan u halaan. qiimaha= $7 , Nala soo xiriir – Tell: 0906870070 Lanta hawada Bosaso Bari Puntland Somalia ama Muqdisho – degmada Hodan – isgoys sh. cali suufi Tell : 0613885188.
SKU: n/a -
Uncategorized
Buuga Maana – Faay
Buug Maana-faay waa Horyaalka Sheeko-faneedda Soomaaliyeed
Maana-faay waa sheeko-faneed la qoray 1979. Iyadoo taxane maalinle ah ayay ku soo bixi jirtay Wargeyska Xiddigta Oktoobar, si aad ahna waa loo jeclaystay.
Waxaa qoray qoraaga caanka ah Dr Maxamed Daahir Afrax.
Kaddibna waxaa laga dhigay buug ah nooca sheeko dheer ama ‘qiso’ ama ‘novel’, qiyaastii 300 bog ah, waxaana Muqdisho lagu daabacay 1981. Waxaa xigay Sweden 1993 iyo Ingiriiska UK 1997. Waxaa hadda cusub daabacaddii 4aad oo lagu daabacay Ingiriiska 2018SKU: n/a
There are no reviews yet.