Suun maqaar rasmi oo labada dhinac loo xiran karo(Genuine Leather Double-)
Macaamiisha qaali ah waxaa idiin idiiin keenay Suun maqaar rasmi adag ka samaysan oo labada dhinac loo xiran karo.
wixii faahfaahin ah naga soo wac Tel:0613885188 ama 0907798693 waxaa lagu keenaya adigoo jooga goobtaada mudo nus saac ah.
Genuine Leather Double-sided Reversible Belts Price=$9 dollar free delivery
Jumlo iyo Tafaariq
$9.00
Report AbuseBased on 0 reviews
Be the first to review “Suun maqaar rasmi oo labada dhinac loo xiran karo(Genuine Leather Double-)”
Vendor Information
- Store Name: Hambalyo online shopping
- Vendor: Ahmed Geesood
- Address:
- No ratings found yet!
-
exercise equipment
Garanka Caloosha (Slim’n Lift )
Waa garan hoos gashi ah oo ka samaysan plastic dhisaya jirka markaa xiratana waxaad ku yeeelaan muuqaal quruxbadan waxaana uu yareeyaa xayrta ama caloosha usagoo six back kuu samaynaya qiimaha= $9 Nala soo xiriir â Tell: #PUNTLAND 0906870070 /#MUQDISHO 0613885188.
SKU: n/a -
Clothes, Women
Jaakad (zipper chest vest for women)
waa Jaakat Dumarka loogu talagalay hoos gashi ahaan oo ka samaysan plastic dhisaya jirka inta sare ilaa caloosha sidoo kale dhidid badan leh xiligajimicsiga aad samaynaysid.Nala soo xiriir â Tell: 0906870070 Lanta hawada Bosaso Bari Puntland Somalia ama Muqdisho â degmada Hodan â isgoys sh. cali suufi Tell : 0613885188.
SKU: n/a
There are no reviews yet.